Halkan waxaa ah liiska magacyada gabdhaha ee Kitaabka Quduuska ah iyo macnahooda.
Magacyada gabdhaha ee Kitaabka Quduuska ah iyo macnahooda
- Xushim – Aamusan
- Drusiila – Adag
- Saarah – Amiirad
- Abihaayil – Awood
- Abishaag – Badnaan
- Meeraab – Badnaan
- Seeraah – Badnaan
- Iskaah – Bal eeg
- Raaxaab – Ballaran
- Lidiya – Barwaaqo ah
- Milkaah – Boqorad
- Xogla – Ciyaar
- Xodesh – Cusub
- Juuliya – Da’ yar
- Juuniya – Da’ yar
- Asenaat – Daacadnimo
- Miikhaal – Daacadnimo
- Deboora – Dadaal badan
- Seresh – Dahab
- Damaaris – Deggan
- Baathsheba – Dhaar
- Yehoosheba – Dhaar
- Safiira – Dhagax Safayr
- Pu’aah – Dhalaal
- Phoobe – Dhalaalaysa
- Gomer – Dhammaystiran
- No’a – Dhaqdhaqaaq
- Abitaal – Dharab
- Xamutal – Dharab
- Jeruusha – Dhaxal
- Tafath – Dhibic
- Sillah – Difaac
- Mehetabel – Faa’iido
- Abigaayil – Farxad
- Xefsibaah – Farxad
- Yeho’adaan – Farxad
- Xaggith – Farxad leh
- Na’araah – Gabadh yar
- Tamaar – Geed Timir
- Herodiya – Geesi ah
- Berenice – Guul
- Eunice – Guuleysata
- Shu’a – Hanti
- Maxaalath – Hees
- Elisabeth – Ilaah u huran
- Elisheba – Ilaah u huran
- Bithiyah – Ilaahi ah
- Peninnah – Jawharad
- Daliila – Jilicsan
- Ceglah – Jilicsan
- Lii’aah – Jilicsan
- Raaxeel – Jilicsan
- Loo’is – Ka fiican
- Yekholiyaah – Kartid leh
- Yaacel – Koreysa
- Tryphena – Ku noolaanshaha raaxo
- Tryphosa – Ku noolaanshaha raaxo
- No’aadiyaah – Kulanka
- Juudith – La ammaanay
- Yediidah – La jecel yahay
- Maryam – La jecel yahay
- Meryem – La jecel yahay
- Na’omi – Macan
- Tirsaah – Macan
- Maartha – Marwo
- Efrah – Midho dhal
- Xadaasah – Nabad
- Salome – Nabad
- Jemiima – Nabad badan
- Shelomit – Nabad badan
- Kandake – Nadiif ah
- Syntyche – Nasiib wanaagsan
- Ahinocam – Nimco
- Anna – Nimco
- Xanna – Nimco
- Dorkas – Nimco leh
- Yo’anna – Nimco leh
- Tabiitha – Nimco leh
- Sibi’aah – Nimco leh
- Xaawo – Noolaal
- Suleekha – Nuureysa
- Baara – Olol
- Prisilla – Qadarin leh
- Sheeraah – Qaraabo
- Timnaah – Qayb
- Akhsa – Qurux
- Cadaah – Qurux
- Shifrah – Qurux
- Vashti – Qurux badan
- Ruuth – Saaxiibad
- Me-Sahaab – Dahab ah
- Aholibaamah – Sareysa
- Athaliyaah – Sareysa
- Re’umaah – Sareysa
- Yokhebed – Sharaf
- Sippooraah – Shimbir
- Persis – Sifaysan
- Rebekah – Soojiidaneysa
- Seru’iyaah – Subag
- Atarah – Taaj
- Xammolekheth – Talisa
- Susaanna – Ubax Liili
- Rooda – Ubax Roose
- Khloe – Ubaxaysa
- Basemeth – Udgoon
- Ketuuraah – Udgoon
- Silfaah – Udgoon
- Euodiya – Wacan
- Naacmaah – Wacan
- Keren-Xappukh – Qurux badan
- Diina – Xaqa heshay
- Kesiyaah – Xawaash
- Esteer – Xiddig
- Bilxaah – Xishood badan
Leave a Reply