Magacyada dumarka kitaabiga ah iyo macnahooda

Halkan waxaa ah liiska magacyada gabdhaha ee Kitaabka Quduuska ah iyo macnahooda.

Magacyada gabdhaha ee Kitaabka Quduuska ah iyo macnahooda

  • Xushim – Aamusan
  • Drusiila – Adag
  • Saarah – Amiirad
  • Abihaayil – Awood
  • Abishaag – Badnaan
  • Meeraab – Badnaan
  • Seeraah – Badnaan
  • Iskaah – Bal eeg
  • Raaxaab – Ballaran
  • Lidiya – Barwaaqo ah
  • Milkaah – Boqorad
  • Xogla – Ciyaar
  • Xodesh – Cusub
  • Juuliya – Da’ yar
  • Juuniya – Da’ yar
  • Asenaat – Daacadnimo
  • Miikhaal – Daacadnimo
  • Deboora – Dadaal badan
  • Seresh – Dahab
  • Damaaris – Deggan
  • Baathsheba – Dhaar
  • Yehoosheba – Dhaar
  • Safiira – Dhagax Safayr
  • Pu’aah – Dhalaal
  • Phoobe – Dhalaalaysa
  • Gomer – Dhammaystiran
  • No’a – Dhaqdhaqaaq
  • Abitaal – Dharab
  • Xamutal – Dharab
  • Jeruusha – Dhaxal
  • Tafath – Dhibic
  • Sillah – Difaac
  • Mehetabel – Faa’iido
  • Abigaayil – Farxad
  • Xefsibaah – Farxad
  • Yeho’adaan – Farxad
  • Xaggith – Farxad leh
  • Na’araah – Gabadh yar
  • Tamaar – Geed Timir
  • Herodiya – Geesi ah
  • Berenice – Guul
  • Eunice – Guuleysata
  • Shu’a – Hanti
  • Maxaalath – Hees
  • Elisabeth – Ilaah u huran
  • Elisheba – Ilaah u huran
  • Bithiyah – Ilaahi ah
  • Peninnah – Jawharad
  • Daliila – Jilicsan
  • Ceglah – Jilicsan
  • Lii’aah – Jilicsan
  • Raaxeel – Jilicsan
  • Loo’is – Ka fiican
  • Yekholiyaah – Kartid leh
  • Yaacel – Koreysa
  • Tryphena – Ku noolaanshaha raaxo
  • Tryphosa – Ku noolaanshaha raaxo
  • No’aadiyaah – Kulanka
  • Juudith – La ammaanay
  • Yediidah – La jecel yahay
  • Maryam – La jecel yahay
  • Meryem – La jecel yahay
  • Na’omi – Macan
  • Tirsaah – Macan
  • Maartha – Marwo
  • Efrah – Midho dhal
  • Xadaasah – Nabad
  • Salome – Nabad
  • Jemiima – Nabad badan
  • Shelomit – Nabad badan
  • Kandake – Nadiif ah
  • Syntyche – Nasiib wanaagsan
  • Ahinocam – Nimco
  • Anna – Nimco
  • Xanna – Nimco
  • Dorkas – Nimco leh
  • Yo’anna – Nimco leh
  • Tabiitha – Nimco leh
  • Sibi’aah – Nimco leh
  • Xaawo – Noolaal
  • Suleekha – Nuureysa
  • Baara – Olol
  • Prisilla – Qadarin leh
  • Sheeraah – Qaraabo
  • Timnaah – Qayb
  • Akhsa – Qurux
  • Cadaah – Qurux
  • Shifrah – Qurux
  • Vashti – Qurux badan
  • Ruuth – Saaxiibad
  • Me-Sahaab – Dahab ah
  • Aholibaamah – Sareysa
  • Athaliyaah – Sareysa
  • Re’umaah – Sareysa
  • Yokhebed – Sharaf
  • Sippooraah – Shimbir
  • Persis – Sifaysan
  • Rebekah – Soojiidaneysa
  • Seru’iyaah – Subag
  • Atarah – Taaj
  • Xammolekheth – Talisa
  • Susaanna – Ubax Liili
  • Rooda – Ubax Roose
  • Khloe – Ubaxaysa
  • Basemeth – Udgoon
  • Ketuuraah – Udgoon
  • Silfaah – Udgoon
  • Euodiya – Wacan
  • Naacmaah – Wacan
  • Keren-Xappukh – Qurux badan
  • Diina – Xaqa heshay
  • Kesiyaah – Xawaash
  • Esteer – Xiddig
  • Bilxaah – Xishood badan

Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *