Hoos waxaa ku qoran liiska magacyada wiilasha ee quraanka.
Magacyada wiilasha ee quraanka
- Cimraan – Aabbaha Maryam
- Callam – Aad u aqoon badan
- Qadiir – Aad u awood badan
- Akram – Aad u deeqsi badan
- Mamnuun – Aad u mahadcelinaya
- Muqiim – Aasaase
- Ajri – Abaalmarin
- Jazaa’ – Abaalmarin
- Sawwaab – Abaalmarin
- Shadiid – Adag
- Matiin – Adag
- Axkaam – Adag
- Cibaaad – Addoomo
- Cabdullaahi – Addoonkii Ilaah
- Saaqib – Af badan
- Baab – Albaab
- Xamd – Amaan
- Xamiid – Amaan mudan
- Muxammad – Amaan mudan
- Axmad – Amaan mudan
- Maxmuud – Amaan mudan
- Mamuun – Amman qaba
- Cilmi – Aqoon
- Caalim – Aqoonyahan
- Caalimiin – Aqoonyahanno
- Basar – Aragtida
- Absaar – Aragtida indhaha
- Subx – Aroortii
- Qaadir – Awood leh
- Cahd – Axdi
- Miithaaq – Axdi adag
- Baxar – Bad
- Bihaar – Badaha
- Kasiir – Badan
- Midraar – Badan
- Mowcid – Ballan
- Miicaad – Ballan
- Wacad – Ballanqaad
- Mihaad – Bannaan
- Mubaarak – Barakeysan
- Ayman – Barakeysan
- Mashriq – Bari
- Raghad – Barwaaqo
- Khaliifa – Beddelaha
- Khalaa’if – Beddelayaal
- Khulafaa’ – Beddelayaal
- Xadiid – Bir
- Jabal – Buur
- Jibaal – Buuraha
- Rawaasii – Buuraha adag
- Cibaaado – Caabudid
- Nasiir – Caawiye
- Abyad – Cad
- Mustabiin – Cad
- Mubiin – Cad
- Cadli – Caddaalad
- Qist – Caddaalad
- Basaa’ir – Caddaymaha
- Burhaan – Caddayn
- Tasdiiq – Caddeyn
- Albaab – Caqli
- Xakiim – Caqli badan
- Xikmad – Caqli furan
- Curuush – Carshashta
- Carsh – Carshiga
- Saalix – Cibaado badan
- Duraab – Ciid
- Jadiid – Cusub
- Mukhlas – Daacad ah
- Zaki – Daahir, wanaagsan
- Zakaat – Daahirinta
- Saalixiin – Dad cibaado badan
- Kiraam – Dad la ixtiraamo oo deeqsi ah
- Mukramiin – Dad la ixtiraamo oo sharaf leh
- Mustabsiriin – Dad wax fahma, caqli badan
- Jihaad – Dadaal Ilaah dartiis
- Kaafiil – Dammaanad qaade
- Maqaam – Darajo
- Saxaab – Daruuro
- Qamar – Dayax
- Kariim – Deeqsi
- Wahhaab – Deeqsi badan
- Fadli – Deeqsinimo
- Mustaqir – Deggan
- Qaraar – Degganaansho
- Gafuur – Dembi dhaaf badan
- Gaafiir – Dembi dhaafa
- Gaafiriin – Dembi dhaafayaasha
- Safwaan – Dhagax
- Sakhr – Dhagaxyo
- Wildaan – Dhalinyaro
- Miiraas – Dhaxal
- Awsad – Dhexdhexaad
- Wasad – Dhexdhexaad, bartamaha
- Bunyaan – Dhisme
- Qariib – Dhow
- Diyaar – Dhul
- Xaaris – Doonaya
- Raaghibuun – Doonayaasha
- Waadi – Dooxo
- Xaliim – Dulqaad badan
- Aasif – Duufaan
- Mursaliin – Ergada
- Tafsiil – Faahfaahin
- Bayaan – Faahfaahin
- Fusilat – Faahfaahsan
- Masruur – Faraxsan
- Saciiid – Faraxsan, guuleystay
- Baasid – Fidiye
- Casaal – Fiidyahyadii
- Yasiir – Fudud
- Fataax – Fura
- Casiis – Gacal
- Aydi – Gacmo
- Rushd – Garasho sax ah
- Cazm – Go’aan adag
- Muqaam – Goob
- Mashhad – Goob, aragti
- Mahd – Gooh
- Waali – Guddoomiye, xukumiye
- Mustaqar – Guriga
- Nasr – Guul
- Tawfiiq – Guul
- Fawz – Guul
- Ghaalibuun – Guuleystayaal
- Fa’izuun – Guuleystayaal
- Ghaalib – Guuleyste
- Layl – Habeen
- Xadiith – Hadal
- Kalaam – Hadal
- Citaa’ – Hadiyad
- Islaax – Hagaajin
- Axad – Hal
- Haadi – Hanuuniye
- Daliil – Hanuuniye
- Murshid – Hanuuniye
- Rashiid – Hanuunsan
- Rashaad – Hanuunsanaanta
- Baaqi – Hara
- Zaacim – Hoggaamiye
- Naqiib – Hoggaamiye, wakiil
- A’imma – Hoggaamiyeyaal
- Maljaa’ – Hoy, gabbaad
- Yaqiin – Hubsiimo
- Muniir – Ifinaya
- Nuur – Iftiin
- Baasikh – Iftiinaya
- Caabidiin – Ilaah caabudayaasha
- Taqii – Ilaah ka baqa
- Taqwaa – Ilaah ka cabsasho
- Xaniif – Ilaah u go’an
- Qaanit – Ilaah u heellan
- Xaafidhuun – Ilaaliyaasha
- Xafiid – Ilaaliye
- Caasim – Ilaaliye
- Cayn – Illo biyo ah
- Maciin – Illo biyo ah
- Tafsiil – In la door bido
- Qiyaam – In toos loo istaago
- Taxwiil – Isbeddel
- Tasliim – Isdhiib
- Islaam – Isdhiibis Ilaah
- Mudathir – Isku duubay
- Muzammil – Isku duubay
- Muslimiin – Islaamka
- Waduud – Jeceyl badan
- Dariiq – Jid
- Sabiil – Jid
- Latiif – Jilicsan
- Subuut – Joogto, degganaansho
- Maziid – Ka badan
- Asghar – Ka yar
- Fasl – Kala garasho
- Waaxid – Kaliya
- Nadiir – Kan digiista
- Mundhir – Kan digiista
- Awal – Kan hore
- Musaddiq – Kan runta aqoonsada
- Caad – Kan ugu awoodda badan
- Aqsad – Kan ugu caddaaladda badan
- Axsaan – Kan ugu wanaagsan
- Akbar – Kan ugu weyn
- Muxsin – Kan wanaagga fala
- Samici – Kan wax maqla
- Bashiir – Keenaha war wanaagsan
- Fariiq – Koox dad ah
- Sayd – Kordhin, barwaaqo
- Xaqiiq – Ku habboon
- Khaalidiin – Kuwa aan dhimanayn
- Shidaad – Kuwa adag oo daran
- Zaahidiin – Kuwa adduunka ka gaabsada, cibaado badan
- Aminiin – Kuwa ammaan qaba
- Aminiin – Kuwa ammaan qaba
- Saalimuun – Kuwa ammaan qaba oo aan waxyeello gaarin
- Qaadiruun – Kuwa awoodda leh
- Qaanitiin – Kuwa cibaadada badan
- Siddiiqiin – Kuwa cibaadada badan, akhlaaqda badan, runta taageera
- Saalixuun – Kuwa cibaadada iyo wanaagga badan
- Mukhlisiin – Kuwa daacadda ah
- Caafin – Kuwa dadka kale cafiya
- Mustagfiriin – Kuwa dembi dhaaf weydiista
- Mundhiriin – Kuwa digiista
- Mufliixuun – Kuwa guuleysta
- Muntasiir – Kuwa guuleysta
- Muhtadiin – Kuwa hanuunsan
- Rashiiduun – Kuwa hanuunsan
- Muttaquun – Kuwa Ilaah ka cabsada
- Khaashi’iin – Kuwa Ilaah ka cabsada
- Muttaqiin – Kuwa Ilaah ka dhowrsada
- Daakiriin – Kuwa Ilaah xusaya
- Qawwaamuun – Kuwa ilaaliya, xajiya
- Mukhbitiin – Kuwa is-hoosaysiiya
- Muslimiin – Kuwa isu dhiibay Ilaah
- Mustaslimuun – Kuwa isu dhiibay Ilaah
- Saabiquun – Kuwa ku tartama wanaagga
- Saadiquun – Kuwa la aamini karo
- Mukhlasin – Kuwa la doortay
- Mustafiin – Kuwa la doortay
- Muhtaduun – Kuwa la hanuuniyay
- Shaakiriin – Kuwa mahad naqa
- Caakifiin – Kuwa masjidka ku noqda habeenkii cibaado darteed
- Raxiimiin – Kuwa naxariista
- Mutma’iniin – Kuwa qalbigoodu daggan yahay
- Mu’miniin – Kuwa rumeeyay
- Saadiqiin – Kuwa runta sheega
- Saadiqaad – Kuwa runta sheega
- Mutasaddiqqiin – Kuwa sadaqada bixiya
- Saabiruun – Kuwa samra
- Raasikhuun – Kuwa si adag u deggan
- Saa’imiin – Kuwa sooman
- Saajidiin – Kuwa sujuuda
- Qaaimuun – Kuwa taagan, toosan
- Naasixiin – Kuwa talo bixiya
- Qawwamiin – Kuwa toosan
- Muniibiin – Kuwa towbad keena
- Awwaabiin – Kuwa towbad keena
- Musalliin – Kuwa tukanaya
- Mujaahiduun – Kuwa u halgama Ilaah dartiis
- Muqiniin – Kuwa wadnaha ka xaqiiqsaday
- Muxsiniin – Kuwa wanaagga fala
- Muslixiin – Kuwa wanaagga fala
- Dayyibiin – Kuwa wanaagga iyo akhlaaqda badan
- Saalixayn – Kuwa wanaagsan iyo akhlaaqda badan
- Mubashiriin – Kuwa war wanaagsan keena
- Mubsiruun – Kuwa wax ogaal leh
- Amiin – La aamini karo
- Marquum – La calaamadiyay
- Mukhlas – La doortay
- Mamduud – La fidiyay
- Muhtad – La hanuuniyay
- Maknuun – La ilaaliyay
- Makiin – La kala soocay
- Musaamma – La magacaabay
- Mashkuur – La mahadiyay
- Suduur – Laabta
- Siraaj – Laambad
- Masaabiix – Laambadaha
- Mashhuud – Lagu markhaati furay
- Khaalid – Ma dhimanayo
- Nahaar – Maalin
- Ciid – Maalinta ciidda
- Ayaam – Maalmo
- Muuse – Magaca nebi
- Ibraahiim – Magaca nebi
- Nuux – Magaca nebi
- Yuusuf – Magaca nebi
- Aadam – Magaca nebi
- Ciise – Magaca nebi
- Haaruun – Magaca nebi
- Isxaaq – Magaca nebi
- Sulaymaan – Magaca nebi
- Daawuud – Magaca nebi
- Yacquub – Magaca nebi
- Ismaaciil – Magaca nebi
- Shucayb – Magaca nebi
- Huud – Magaca nebi
- Sakariyya – Magaca nebi
- Yaxya – Magaca nebi
- Ayuub – Magaca nebi
- Yuunus – Magaca nebi
- Macaad – Magan gal
- Shakuur – Mahad naqa
- Shaakir – Mahad naqa
- Shukur – Mahadnaq
- Shaan – Maqaam, sharaf
- Shahiid – Markhaati
- Shahaado – Markhaati furid
- Shaahidiin – Markhaatiyada
- Shuhuud – Markhaatiyada
- Dayf – Marti
- Dacwa – Martiqaad
- Qayyuum – Mas’uul
- Makaam – Meel
- Mixraab – Meel salaadda lagu tukado
- Muntahaa – Meesha ugu dambeysa, qaddar
- Alwaan – Midabbo
- Yamiin – Midigta
- Miisaan – Miisaanka
- Mawaasiin – Miisaanno
- Duljalaal – Milkiyad leh sharaf
- Amad – Muddo
- Salaan – Nabad
- Saalib – Nabad qaba
- Cuzayr – Nabi
- Khad – Nasiib
- Raxiim – Naxariis badan
- Rauuf – Naxariis badan
- Arxam – Naxariis badan
- Xayaat – Nolol
- Balaagh – Ogeysiis
- Masiir – Qaddar
- Miqdar – Qaddar
- Taqdiir – Qaddarin
- Aqlam – Qalimaan
- Kanz – Qasnad
- Nasiib – Qayb
- Tawwaab – Qof badan towbad keena
- Daariq – Qof garaacaya
- Dulkifl – Qof gudanaya mas’uuliyaddiisa
- Siddiiq – Qof had iyo jeer runta sheega
- Muslix – Qof hagaajiya arrimaha
- Maxfuud – Qof ilaah ilaaliyay
- Muniib – Qof Ilaah u noqda
- Mudakir – Qof Ilaah xusaya
- Mudhakir – Qof Ilaah xusaya
- Muslim – Qof isu dhiibay Ilaah
- Caliim – Qof khabiir ah
- Wakiil – Qof loo aaminay
- Caakif – Qof masjidka ku noqda habeenkii cibaado darteed
- Saajid – Qof sujuudaya
- Awwaab – Qof towbad keena
- Muhaajir – Qof u haajiray Ilaah dartiis
- Mubashir – Qof war wanaagsan keena
- Raaghib – Qof wax doonaya
- Kaatib – Qoraa
- Raqiim – Qoraal, warqad
- Maqrib – Qorrax dhac
- Mashaariq – Qorrax soo baxyadii
- Shams – Qorraxda
- Jamaal – Qurux
- Xusn – Qurux
- Jamiil – Qurux badan
- Athar – Raad
- Daalib – Raadiye
- Ridwaan – Raalli ahaansho
- Mardat – Raalli ahaansho
- Naciim – Raaxo
- Iimaan – Rumeyn
- Sidq – Run
- Saadiq – Run sheege
- Xaq – Runta
- Mu’min – Ruux rumeeyay
- Saaxib – Saaxiib
- Xamiim – Saaxiib
- Wali – Saaxiib dhow
- Khaliil – Saaxiib dhow
- Sadiiq – Saaxiib dhow
- Saamir – Saaxiib wanaagsan
- Awliyaa’ – Saaxiibbada dhow
- Asxaab – Saaxiibbo
- Khilaal – Saaxiibtinimo
- Sabab – Sabab
- Mardi – Sabab u noqda raalli ahaansho
- Asbaab – Sababaha
- Ixsaan – Samafal
- Saabir – Samir badan
- Cali – Sare
- Caalii – Sare
- Rafiiic – Sare, ugu sarreeya
- Qayyim – Sax ah
- Majiid – Sharaf badan
- Waqar – Sharaf, deganaansho
- Saabid – Si adag u deggan
- Siyaam – Soomid
- Qaaim – Taagan, toosan
- Ansaar – Taageerayaal
- Naasiriin – Taageerayaal
- Dahiir – Taageere
- Naasir – Taageere
- Ghani – Taajir
- Naasix – Talo bixiye
- Saabiq – Tartame
- Cimaad – Tiirar
- Mustaqiim – Toosan
- Aqrab – U dhow
- Axuq – U qalma in ka badan
- Asdaq – Ugu la aamini karo
- Aclaa – Ugu sarreeya
- Umam – Umadaha
- Fajr – Waaberigii
- Siraad – Waddo
- Subul – Waddooyin
- Fu’aad – Wadnaha
- Ikhwaan – Walaalo
- Macruuf – Wanaag
- Khayr – Wanaag
- Xasan – Wanaagsan
- Dayyib – Wanaagsan
- Ayaan – Waqti
- Barzakh – Waqti kala go’ ah
- Aanaa – Waqtiyo
- Basiir – Wax arag badan
- Khadiir – Wax ogaal
- Mubsir – Wax ogaal leh
- Muxiit – Wax walba koobaya
- Anhaar – Webiyada
- Rafiiq – Wehel
- Casiim – Weyn
- Kabiir – Weyn
- Jalaal – Weynida
- Ghulaam – Wiil
- Yaziid – Wuu kordhiyaa kheyrka
- Daahaa – Xarfo aan la aqoon macnahooda
- Daasiin – Xarfo aan la aqoon macnahooda
- Saaxiil – Xeeb
- Najm – Xiddig
- Kawkab – Xiddig
- Shihab – Xiddig soo dhacaysa
- Nujuum – Xiddigaha
- Dabiir – Xididdo
- Xusbbaan – Xisaabin
- Quwwa – Xoog
- Qawi – Xoog badan
- Dikr – Xusid
- Daaci – Yeeraha
Leave a Reply